Kenya oo damacsan qorshe yaab leh oo looga hortagayo weerarada Macalimiinta

Ururka Macalimiinta ee Kenya ayaa ku baaqay qorshe yaab leh oo sheegaya in la hubeeyo macalimiinta ka howlgalo degaannada ay ka dhaceen weerarada dalkaas isla markaasna macalimintaas la siiyo tabbabar militari iyo qoryo si ay ammaankooda u sugaan. Saraakiil ka tirsan ururka macalimiinta dugsiyada hoose ee Kenya ayaa arrintani sheegay kaddib markii ay la kulmeen … Continue reading Kenya oo damacsan qorshe yaab leh oo looga hortagayo weerarada Macalimiinta